Dowlada Somalia oo ka hadashay kulanka la sheegay in uu Dhax marayo Farmaajo iyo Uhuru

Warbaahinta dalka Kenya ayaa saacadihii lasoo dhaafay qorayay war ku saabsanaa in dowlada Itoobiya ay dhax dhaxaadineyso Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya si ay uga wada hadlaan xiisada ka dhalatay muranka dacwada badda. Dowlada Soomaaliya ayaa mar kale beenisay warkan ku saabsan in ay kulmayaan Madaxda wadamada Kenya iyo Soomaaliya , waxa ayna dowlada beenisay in … Continue reading Dowlada Somalia oo ka hadashay kulanka la sheegay in uu Dhax marayo Farmaajo iyo Uhuru